Daawo Video: “Afgambigii 21 Octoobar 1969 kii ka dib muxuu kacaankii ku tilaabsaday..? (Xasuus)

Intii ay soomaaliya gaar ahaan koonfurta ay ku hoos jireen maxmiyadii Talyaaniga dalka waxaa ka jiray dowladdii lagu magacaabi jiray rayidka, waxaana hogaanka dowladaasi u hayay rag siyaasada iyo halgankii gobinimo doonka kaalinw ayn kasoo qaatay. Hadaba dowladaasi ayaa dadku waxay ku sheegaan in ay noqotay dowlad musuqa iyo isdaba marinta kaalintii ugu horaysay ka … Continue reading Daawo Video: “Afgambigii 21 Octoobar 1969 kii ka dib muxuu kacaankii ku tilaabsaday..? (Xasuus)